Waxaan ku baranaysaa stept by step sida loo suubiyo Shooting Game.
Waxaa baraneeysaa sida loo suubiyo class. Sida loo rido xabada, sida loo isku dhufto labo shay.
Markaad dhameeysid coursekaan waxaa si fiican u fahameeysaa sida la isku kugu lifaaqiyo classka iyo arrayada.
Waxaana ku baraneeysaa afsomaliga ugu fudud.
kusoo dhowoow courseka.