Udemy
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
Turn what you know into an opportunity and reach millions around the world.
Learn More
Your cart is empty.
Keep shopping
Sidee Loo Dhisaa Website Ganacsi Adoo Isticmaalaya Wordpress
Rating: 4.5 out of 5(130 ratings)
1,808 students

Sidee Loo Dhisaa Website Ganacsi Adoo Isticmaalaya Wordpress

Baro sida loo abuuro website ganacsi oo WordPress ah iyadoo la isticmaalayo Elementor + Astra Theme
Created byAbdirizak Hersi
Last updated 2/2018
Somali

What you'll learn

  • ku soo dajiso WordPress computer kaaga
  • ku soo dajiso WordPress web hostinkaaga
  • ku shub muuqaal cusub iyo Plugin website kaaga
  • Baro sida website kaaga looga dhigo mid dhowrsan (Secure Ah)
  • Fahan sida waxa looga badalo muuqaalka website kaaga
  • Horudhaca Elementor
  • Horudhaca Astra Theme
  • Badal muuqaalka boga dambe

Course content

10 sections50 lectures6h 2m total length
  • Hordhaca Macalinka1:47
  • Maxaad u Baahan Tahay in aad barato koorsadan2:08
  • Waxa aad baran doonto Koorsadan1:56

Requirements

  • Laptop / kumbuyuutar shaqeyn, Windows ama Mac.
  • A browser: Chrome/Firefox/Safari
  • Koorsadani waxay ka bilaabanee asaasiga, loomana baahna in aad horay usoo dhistay Website

Description

Dhamaan qalabka aan ku isticmaaleyno koorsadani waa bilaash 100%.

Qof walbaa wuu ogyahay muhiimada abuuritaanka bogga internetka ka iney tahay shey aanan laga maarmi karin xagga ganacsiga.

Koorsdaan waxaan ku baraneeynaa sida loo dhiso website ganacsi adigoo isticmaalaya Wordpres, Elementor iyo Astra Theme.

Waxaan sharxi doonaa sida looga badalo wax yaabo badan website-kaaga, adoo isticmaalaya qalabka wax ka beddelka muuqaalka moobiilka ee Elementor.


Who this course is for:

  • Qof kasta oo xiiseynaya inuu barto sida loo dhiso website-ka
  • Qof kasta oo raba inuu barto sida loo isticmaalo Wordpress