Social Media Marketing and Mindset: Afsoomaali
What you'll learn
- Koorsadaan waxaad ku barandoontaa 3 mowduuc oo waaweyn: 1. Business mindset. 2 Social media marketing: 3. Money mindset.
- 1. Social media marketing and money mindset. Marka hore waxaan qaadan doonaa kobcinta maskaxda oo aan ku barandoona furaha ganacsiga. Aniga
- Social media marketing waxaan xooga saari doonaa facebook business, LinkedIn, instagram iyo Youtbe .
- Money mindset. Qeybta money mindset waxaan ku barandoonaa sida lacagta ay kugu shaqeyso! balse adiga aad ugu shaqeynin waa nidaamka entrepreneurship ka ah.
- Qeybta xigta waxaad korsadaan ka dhax helidoontaa nidaamka latalinta gancasiga ama business coach.
- Waxaan sidoo kale kugula wadaagi doonaa korsadaan macluumaad, sida buuggagta kugu haboon, websityada kugu haboon iyo wixii la mid ah.
Requirements
- Waxaa muhiim ah in aad heli kartid aggabkaan: internett, computer or Smartphone:
- Koorsada sida ay casharada isugu xigaan u qaado.
Description
Three main reasons to take this course is!
You get lifetime access to lectures!
You can ask me questions and see me respond to every single one of them thoughtfully!
What you will learn in this course is original, tested, and very detailed! Learn the Social Media Marketing strategies I implement for my clients daily, including what social media pages are right for you and content management options that will streamline your posting process:
Somali: Seddax arrimoodd oo koorsadaan aad ku doorankartid ama aad ka heli doontid waxaa ka mid ah.
1. in halmar marka aad iibsatid aad inta noloshaadka ka dhiman aad isticmaali kartid koorsadaan. Adiga ayaa iskaleh laga bilaabo marka aad iibsatid.
2. in suaal kasta oo aad qabtid ama kaa guuxeysa oo ku saabsan korsadaan aad i weydiinkartid, anigana aan diyaar kuu ahay in aan kuu soo jawaabo oo aan kaa qanciyo Haddii alle i gaarsiiyo oo aan arko suaashaada.
3. waxyaabaha aad ku barandoontid koorsadaan waa waxyaabaha aan maalinkasta dadka si joogta ah u baro gaar ahaan macaamiisheyda. Qeybta social media marketing waa wax aan maalinkasta si joogta ah ugu shaqeyo. Sidoo kale marka aad baratid waxaad u isticmaali doontaa qaab gancsi xirfadaan.
Dhanka kale haddii aad u baahatid coursa live ah oo aan coach kuu noqda sidoo kale waxaad igala soo xiriirkartaa facebook page keyga Halwo Ali. marnaba ha is oranin koorsadaan armaad ku qasaartaa waayo cilmiga aniga igu jira iyo mid aan daraasaad ku sameyey ba waan ku soo aruuriyey.
Who this course is for:
- This course is designed for Somali language speaker people only, the reason why I choose to designed Somali language speaker only, is I have made a lot of Somalia youth who need llearn like this course, but cannot speak English language.
- Social medi marketing all level and mindset building. To Somali speakers
- Korsadaan waxaan si gaar ah ugu talagalay dadka ku hadlo luuqada somaliga oo doonaayo in ay gaaraan xornimo dhaqaale iyo xornimo waqti.
- Korsadaan sidookale waxaan ugu talagalay dadka doonayo in ay ganacsiga casriga ee digital business bartaan oo ka gaaraan xornimo dhaqaale.
- Korsadaan waxaa ay sidoo kale quseysaa dadka doonaayo in ay helaan cid u noqota coash. kala talisa gancasigooda. Maaddaama lagu jira xili wax gancsi kasta noqday online
Instructor
I was a Teacher since 2006; I have been teaching language and social study. In 2016 I started learning digital business such as network marketing, social media marketing. Ecommerce and many other digital Businesses Have become my passion. Since 2018, I love what I do, I have Steady source of motivation and thousand of business books that drives me to do my best. In another case i have journalist background, in my Experiment helps me more also. In my last job which was language Teaching Experience, this passion led me to challenge myself daily and Learn new skills that helped me to do better and become influencer.
Not anly that i took almost 4 course in udemy.2021 Complete Public Speaking Masterclass For Every Occasion; by TJ Walker's which was wounderfull course. I also took:Facebook Marketing from beginner to advanced! Join 100,000+ students who MASTERED Facebook and are Facebook Ads experts!; by COURSE ENVY:
The reason why I decided to become an Instructor in Udemy. I took one of the best courses in Udemy which motivated me to become an instructor in Udemy Academy.This course was Coaching course from Louise Anne Maurice Empowered Coaching Approach ™ Training World-Class Coaches model:
After I finished her course I decided to become a Social media marketing coach.