Udemy
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
Turn what you know into an opportunity and reach millions around the world.
Learn More
Your cart is empty.
Keep shopping
Learn Web Development from Basic to Advance Af-Soomaali

Learn Web Development from Basic to Advance Af-Soomaali

Fur siraha dunida dhijitaalka ah—ku xeel dheero horumarinta webka oo hel xirfadaha aad mustaqbalkaaga ku dhisan karto!
Last updated 3/2025
Somali

What you'll learn

  • Fahmka guud sida uu u shaqeeyo HTML documents, tags, elements, iyo attributes.
  • sida loo qurxiyo Website sida Colors, fonts margin iyo Padding
  • waxaad baran doontaa sida loo dhiso Website qurux badan
  • Sida loo qoro Code nadiif ah oo dib loo isticmaal karo
  • waxaad ku baran doontaa fahamka guud sida uu u shaqeeyo Website
  • inaad si kalsooni leh aad u dhistid Websites Kala duwan

Course content

11 sections • 68 lectures • 9h 39m total length
  • Protocol , Ip Address, Internet9:27
  • What is the DNS4:09
  • Web Server vs Web Client3:27
  • What is the HTTP3:03

Requirements

  • Inaad taqaanid isticmaaka computerka meesha ugu hooseyso
  • Looma baahna wax horey oo aqoon ah o ku saabsan guud ahaan Programming
  • waxaad u baahantahy Internet Connection
  • Inaad diyaar u tahay barashada xirfad cusub
  • Inaad soo qaadatid Note Book (Option)

Description

Kusoo biir barashada adduunka web-ka adiga oo baranaya koorsadan fudud ee loogu talagalay bilowga  HTML iyo CSS! Waxaad baran doontaa sida loo dhiso Websityda internetka adiga oo adeegsanaya HTML (Hyper Text Markup Language) iyo sida loo qurxiyo CSS (Cascading Style Sheets). Dhamaadka koorsadan, waxaad awoodi doontaa inaad abuurto Webiste qurux badan, la jaanqaadi kara aaladaha kala duwan, adigoo kasoo bilaabaya meel eber ah. Haddii aad tahay qof cusub ama aad dooneyso inaad xirfadahaaga dib u xasuusato, koorsadan waxay ku siin doontaa aasaaska lagama maarmaanka u ah safarkaaga horumarinta webka.

Waxaad Baran Doontaa:

1-Sida loo abuuro loona qaabeeyo boggaga webka adiga oo isticmaalaya HTML5 iyo CSS3.

2-Aasaaska HTML: tags, elements, attributes, iyo semantic markup.

3-Qurxinta mareegaha adiga oo adeegsanaya CSS3, oo ay ku jiraan midabada, farta, qaabeynta, iyo animations.

4-Aasaaska CSS: selectors, box model, flexbox, iyo grid.

5-Xeeladaha ugu fiican ee qorista Code nadiif ah, macno leh, oo qof walba heli karo (accessible code).

6-Sida loo sameeyo websit-yada ka jawaabi kara dhammaan aaladaha (desktop, tablet, iyo mobile).

7-Mashruucyo wax-ku-ool ah oo aad ku dhisi doonto websit-yada dhabta ah.

8-Sida loo xalliyo dhibaatooyinka caamka ah ee ay la kulmaan horumariyeyaasha bilowga ah.

9-Talooyin ku saabsan sida loo hagaajiyo koodhkaaga si uu u noqdo mid dheereeya oo waxqabad fiican leh.

10-Dhisida mareeg dhamaystiran oo leh bogag badan sida mashruucaaga ugu dambeeya.

11-Farsamooyinka debugging iyo xallinta dhibaatooyinka HTML iyo CSS.

12-Koorsadan waxay noqon doontaa mid lagu sharaxayo af-Soomaali qayb kasta.
13-Waxaad ku baran kartaa koorsadan meel kasta iyo wakhti kasta adiga oo si raaxo leh u baranaya!


Who this course is for:

  • dhamaan heerarka kala duwan e Web Development
  • Qof walba oo doonaya inuu bedesho xirfadiisii hore una guuro Web Development
  • Dhamaan dakda Content Creators
  • dhamaan Desinerska iyo nashqadaynta Web Development
  • Qof walba oo doonaya inuu Improve ku sameeyo xirfadiisa