Udemy
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
Turn what you know into an opportunity and reach millions around the world.
Learn More
Your cart is empty.
Keep shopping
JavaScript Fundamentals In Somali Language
Rating: 4.7 out of 5(7 ratings)
18 students

JavaScript Fundamentals In Somali Language

Barashada JavaScript aasaasiga ah, af-Soomaali ku baro coding iyo horumarinta sistamyada.
Last updated 6/2025
Somali

What you'll learn

  • Qof kasta oo raba inuu barto JavaScript af-Soomaali ku saleysan
  • Qof raba xirfad cusub si uu uga shaqeeyo ama u bilaabo mashruucyo shaqsi ah
  • Qof horey u bartay HTML & CSS oo raba inuu kororsado JavaScript si uu u abuuro websaydhyada is-dhexgalka leh
  • Qof kasta oo jecel tiknoolajiyadda, gaar ahaan horumarinta webka (web development)

Course content

5 sections • 42 lectures • 6h 48m total length
  • Welcome1:47
  • What is JavaScript13:45
  • Setting Up the Development Environment12:49
  • JavaScript in Node6:46

Requirements

  • No prior coding experience required – koorsadan waa bilow ilaa heer dhexe.

Description

Baro JavaScript Aasaasiga ah adigoo isticmaalaya af-Soomaali – Si fudud, Tallaabo tallaabo ah, oo qof walba fahmi karo!

Koorsadan waxa ay kuu horseedaysaa inaad barto mid ka mid ah luqadaha barnaamijinta ee ugu caansan – JavaScript. Waa luqadda awood siisa bogagga internet-ka ee is-dhexgalka leh. Haddii aad rabto inaad barato barnaamijinta si aad u dhisto websaydhyo, koorsadan waa meesha ugu fiican ee aad ka bilaabi karto.

Wax kasta oo lagu barayo halkan waxa si cad oo fasiix ah laguugu sharxi doonaa af-Soomaali. Looma baahna in aad hore wax u baratay. Waxaan ka bilaabaynaa eber, waxaanan si tartiib tartiib ah kuugu hoggaamin doonaa ilaa aad fahanto sida JavaScript u shaqeyso.

Koorsadani waxay ka kooban tahay:

  • Hordhac ku saabsan JavaScript

  • Qodobbada muhiimka ah sida: Variables, Functions, Conditions, Loops, iyo Arrays

  • Sida loo adeegsado JavaScript gudaha HTML

  • Qorista koodh nadiif ah iyo fahamka khaladaadka (Debugging)

  • Mashruucyo fudud oo aad isla markiiba samayn karto

Waa ku habboon tahay:

  • Qof bilow ah

  • Ardayda dugsiga ama jaamacadda

  • Qof raba xirfad cusub

Waxaad u baahan tahay oo keliya kombuyuutar iyo internet. Sidoo kale waxaad heli doontaa tusaalooyin badan, casharro muuqaal ah, iyo tababar gacanta ah. Waxaa sidoo kale jiri doona tijaabooyin (quizzes) aad isku imtixaami karto iyo su’aalo/jawaabo kaa caawin doona fahamka casharrada. Is diwaangeli maanta si aad u bilowdo safarkaaga barnaamijinta!

Who this course is for:

  • Qof kasta oo aan lahayn khibrad hore balse raba inuu barto programming-ka