Forex Strategy Somali
0.0 (0 ratings)
Course Ratings are calculated from individual students’ ratings and a variety of other signals, like age of rating and reliability, to ensure that they reflect course quality fairly and accurately.
0 students enrolled

Forex Strategy Somali

Strategy miro dhal ku ah suuqa Forex Trading
New
0.0 (0 ratings)
Course Ratings are calculated from individual students’ ratings and a variety of other signals, like age of rating and reliability, to ensure that they reflect course quality fairly and accurately.
0 students enrolled
Created by Ahmed Salaahudiin
Last updated 4/2020
Somali
Current price: $48.99 Original price: $69.99 Discount: 30% off
5 hours left at this price!
30-Day Money-Back Guarantee
This course includes
  • 3 hours on-demand video
  • Full lifetime access
  • Access on mobile and TV
  • Certificate of Completion
Training 5 or more people?

Get your team access to 4,000+ top Udemy courses anytime, anywhere.

Try Udemy for Business
What you'll learn
  • Strategy Suuqa Forex kufiican guusheedane tahy 80% marmarne 100%
Requirements
  • Basic iyo intermediate waa inaad aqoon uleedahy
Description

Casharadan taxanaha ah waxaan ugu tala galay dhamaan ardada  dhibaato kahaaysato suuqa Forex Trading. Hadii aad tahy qof in badan lacag looga qaatay in wax labaro maanta wixii kadanbeyo waxaad noqon doontaa qof suuqa isku filnaankagaaro kadib markaa ad coursadan dhameeyso.

Si suuqan aad uga meel gaarto waxaad ubaahantahy in aad fahantay habka eey kushaqeeyaan dadka suuqan sida eey rabaan kaxeeyo.chart patterns waa habka ugu wanaagsan ee lagu tilmaamo in uu suuqani kushaqeeyo,Aniga ahanateyda waxaan xitaa kutrade gareeyay news ayada oo suuqa kasocdo.

Waxwalbo waxey ubaahanthay tijaabo iyo isku dey badan, balse hadii aad raacdo sida aan kuugu sharxay waxaan filayaa in aad inbadan kafaaidi doonto..

coursada waxey kakoobantahy:

1.Technical analyses

2. Tradingview

3. Charpatterns

         Reversal patterns

         continuation patterns

Who this course is for:
  • Forex Traders ee donayo in ey ushaqeeystaan sida Bankiga iyo shirkada suuqaan uga shaqeeystaan
Course content
Expand 11 lectures 02:52:28
+ Introduction
11 lectures 02:52:28

Waa hordhaca cashir aan ugu tala galay in aan kugu barro sida Chart loogu trade gareeyo Chart patternska . dhanka kale qofkasto oo habkan barrto waxaa uu awood uyeelan doonaa in uu keligiisa suuqa isku maamulo ayadoon cid hageyso eeysan jirin.

Preview 09:20

Head and shoulder waxaa lagu tilmaamaa in uu yahay Reversal pattern oo macnaheedo yahy in suuqa uu jihadii bedeshay

Preview 28:32

sidoo kale waa Dauble tops in uu yahy Jiha bedelaa, balse aad iskaga ilaali suuqa.

isku dey backtest badan in aad sameyso

Dauble TOPS AND BOTTOMS
21:03

Sidoo kale waa Tripple  tops in uu yahy Jiha bedelaa, balse aad iskaga ilaali suuqa.

isku dey backtest badan in aad sameyso

Triple Tops
20:05

Sidoo kale waa Diamond Reversal in uu yahy Jiha bedelaa, balse aad iskaga ilaali suuqa.

isku dey backtest badan in aad sameyso

Diamond Reversal
09:25

Flag waxaa lagu tilmaamaa in uu yahy continuation pattern oo loola jeedo in suuqa usii wadayo jihadii uu kusocday

Flags
17:48

Pennants waxaa lagu tilmaamaa in uu yahy continuation pattern oo loola jeedo in suuqa usii wadayo jihadii uu kusocday

Pennants
13:39

Rechangle  waxaa lagu tilmaamaa in uu yahy continuation pattern oo loola jeedo in suuqa usii wadayo jihadii uu kusocday

Rechtangles
12:26
Symmetrical Triangles
12:51

Ascending and descending traingle waxaa lagu tilmaamaa in uu yahy continuation pattern oo loola jeedo in suuqa usii wadayo jihadii uu kusocday

Ascending and Descending triangle
14:20

Expanding Triangle waxaa lagu tilmaamaa in uu yahy continuation pattern oo loola jeedo in suuqa usii wadayo jihadii uu kusocday

Expanding triangle
12:59