What you'll learn
- Describe the fundamental mechanisms in Linux
- Describe and discuss the area’s developement and the area’s central concepts
- Use different tools in Linux
- Install, configure, and document a Linux system
Requirements
- No previous experience required!
Description
Ma doonaysaa in aad baratid cilmiga Unix ama Linux? kooraskan waxa aad ku baran doonta sida loo maamula Unix/Linux system. Lagaagama baahna in aad aqoon hore ama hore ayaad ugu soo shaqaysay, ta kaliya ee lagaa rabtaa waa in aad rabtid in aad wax cusub baratid.
Waxa aad kooraskan ku baran doontaa:
Faham qaabka uu u dhisan yahay Nidaamka Unix/Linux.
Baro sida loo sameeyo loosoo dejiyo virtualbox kaaso oo inoo suurto galin doona in aan ay samayn karno virtual environment.
Sida loo dejiyo gareeyo Ubuntu Operating system.
Baro sida loo isticmaalo line Commando.
Baro sida loo maamulo Unix/Linux adiga oo isticmaalaya amarro fudud oo yar!
Baro sida loo abuuro, wax looga beddelo oo loo habeeyo faylasha.
baro sidaad ogolooasho u siin lahayd faylasha iyo foldharada.
Sida loo isticmaaho SSH oo aad computer meel kale yaala aad ku maamuli karto.
Yaa koorsadan loogu talagalay:
Kooraskan waxa loogu talagalay qof kasta oo raba inuu ku bilaabo isticmaalka Linux.
Waxa kale ee loogu talagalaya qof kasta oo rabo in uu shaqo bilaabo taas oo Unix ama Lunix uu ku shaqayn doono.
Waxa kale ee loogu talagalaya isticmaalayaasha Windows ama Mac ee raba inay u haajiraan system-ka Unix/Linux laakiin aan aqoonin sida ay Linux ku bilaabi lahaayeen.
Who this course is for:
- This course is for anyone who's interested in learning Linux and want start career as a Linux Administrator
Instructor
Iam A system administrator (sysadmin) who supports a multiuser computing environment and ensures continuous, optimal performance of IT services and support systems in a big international company. I have have studied network and system administration at the university of Skövde in Sweden. I have experience with CentOS, RedHat Enterprise Linux, SUSE Linux Enterprise Server, and Ubuntu. I enjoy teaching others and to share the good things that i have learnt in my time as a system administrator.