
Basic Introduction of Bootstrap
how to install visual studio code smoothly
you will learn how to install bootstrap by using cdn
you will learn how to install locally if you don't have an internet connection
Kooraskan gacanta laga qaban doono (Practical) waxa loogu talagalay horumariyeyaasha iyo naqshadeeyayaasha websyada ee doonaya inay bartaan sida loo dhiso Websites si fiican loo qurxiyey oo aad u kala duwan kuwaas oo soo jiidasho leh iyada oo la adeegsan doono waxa loo yaqaano Bootstrap 5.
Waxaad heli doontaa aasaas adag (Solid Foundation) oo ku saabsan HTML5, CSS3, iyo sidoo kale dhamaan isticmaalka Boots rap 5 inaga oo ka eegin doona meelo badan.
Koorsadan waxa si fiican looga Baran doontaa itus oo i taabsi wax loo yaqaano (Practical Hands on) inaga oo si wada jir ah u dhisi doona Shan (5) Project oo Xaqiiq ah kaas oo kaa caawin dooan inaad fahan fiican aad ka qaadatid isticmaalka web Development gaar ahaan Bootstrap 5 iyo sidoo kale habka ugu fiican e Practice aad u samayn Kartid.
Dhamaada Koorsadan waxaad ku Baran doontaa si dhakhso ah inaad u abuurtid professional website adigoo isticmaalay Bootstrap 5 weliba si kalsooni leh.
waxyaalaha aad baran doontid waxa kamida:
1.inaad faham fiican ka heshid HTML5 & CSS3 sidee u shaqeeyaan
2.Bootstrap 5 layout system (Grid, Containers, Flexbox)
3.Dib u isticmaalida dhamaan qaybaha Bootstap sida (Navbars, Cards, Buttons, Forms)
4.Dhisida Website Qurux Badan oo laga geli karo Mobile Tablet ama shaashad weyn
5.habaka ugu fiican oo lagu samayn karo Practice waxa loo yaqaano UI/UX
Projectiyda aynu isla dhisi doono waxa kamida :
1. Pricing Card Component
2. Coffee Shop Landing Page
3. Digital Agency Website
4. E-Learning UI Dashboard