Udemy
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
Turn what you know into an opportunity and reach millions around the world.
Learn More
Your cart is empty.
Keep shopping
Baro Sida Loo Jaro Tickets Diyaaradaha (TRAVEL AGENT COURSE)
Rating: 4.0 out of 5(17 ratings)
51 students

Baro Sida Loo Jaro Tickets Diyaaradaha (TRAVEL AGENT COURSE)

Baro Sida Loo Jaro Tickets Local International Sidoo kale Loo Xareeyo Visayaasha
Created byAbdullahi Abdi
Last updated 4/2026
Somali

What you'll learn

  • Baro Sida Loo Raadiyo Ticketlocal & International
  • Baro Sida Loo Jaro Tickets
  • Sida Loo Helo Magaalo, Airport ama Code-ka Magaalada,Airportka
  • Sida Loogu Daro Tickets-ka, Cunto,Xayawaan Ama Boorso Dheeraad ah
  • Baro Sida Loo Xareeyo Visaha

Course content

1 section13 lectures2h 24m total length
  • Faafaahin Guud Waa Maxay Amadeus Sidee Ayuu Ushaqeeyaa15:38
  • Helista Code-ka Magaalo ama Airport (Encoding and Decoding Cities & Airports)21:05
  • Cashir 2aad: Sida Ticket-ka Loo Jaro, Create PNR27:07
  • Sida loo Ogaado Qiimaha Ticket Kadbna Loo Jaro (Book and Price)14:38
  • Quick Booking, Ticket Jaris Deg Deg2:31
  • Jarista Ticket Graphic Mode (Qaabka Fudud)10:07
  • Sida Loogu Daro, Kursi,Cunto,Xayawaan ama Boorso Dheraad ah, (Specail Request)12:14
  • Sida Loo Cancel Gareeyo Ama Open Looga Dhigo Ticket3:47
  • Sida Loo Helo Ticket Kaa Baxay ama Lumay (Retreive)3:58
  • Noocyada Visaha iyo Hotel Booking11:29
  • Sida Visaha Loo Xareeyo,6:42
  • Sida Hotel Booking Loo Sameeyo6:53
  • Sida Que IATA Loogu Galo Iyo Sida Ticket PDF looga Dhigo8:23

Requirements

  • Wax Qibrah ah Lagaama Rabo Kaliya inaa Isticmaali Karto,Laptop ama Taleefan

Description

Marka Hore Asalamu Aleykum Somali Maryooleey Kusoo Dhawaada Goobtaan sidoo Kale Haka Ilaabin Review

Courseddaan waa cours-ka ugu horreeya ee Af-Soomaali lagu barto sida tikidhada caalamiga ah (International Ticketing) loo jaro, isla markaana loo diyaariyo loona xareeyo fiisooyinka.
Course-kani wuxuu kaa caawinayaa inaad adigoo gurigaaga jooga barato xirfad kuu suurtagelinaysa inaad u jarto tikidhada safarka asxaabtaada iyo qaraabadaada, isla markaana aad u hesho dakhli aad ku shaqaysato.
Waa course fudud, talaabo-talaabo ah, kuna baxaya Af-Soomaali, kuna habboon qof kasta oo doonaya inuu galo ama horumariyo shaqada safarrada (Travel & Ticketing).

COURSE CUSUB OO AF-SOOMAALI AH

Courseddaan waa cours-ka ugu horreeya ee Af-Soomaali lagu barto
Sida tikidhada caalamiga ah (International Ticketing) loo jaro
Sida fiisooyinka (Visa) loo diyaariyo loona xareeyo

Adigoo gurigaaga jooga ayaad ku baranaysaa xirfad kuu saamaxaysa:
Inaad tikidh u jarto asxaabta & qaraabada
Inaad bilowdo shaqo ama dakhli kuu gaar ah
Inaad fahanto travel-ka si fudud oo tallaabo-tallaabo ah

Course-ku waa:
Af-Soomaali buuxa
Fudud oo la fahmi karo
Ku habboon bilow & kuwa doonaya horumar

Isdiiwaan-gelin & Faahfaahin

MakinaTravels
Waa Magaca aan usocdo lama Qori karo Webka oo dhameestiran marka iska fahma

Ma rabtaa inaad barato sida tikidhada caalamiga ah loo jaro iyo fiisooyinka loo diyaariyo

Sida ticket loo jaro


Sida visa loo xareeyo


Sida asxaabta & qaraabada loogu adeego

Welcome Thanks Mar Kale

Who this course is for:

  • Travel Agents iyo Dadka Doonaya inee Gurigooda Ku shaqeestaan