Udemy
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
Turn what you know into an opportunity and reach millions around the world.
Learn More
Your cart is empty.
Keep shopping
Baro Python + 30 Projects (Python Programming)
Rating: 4.5 out of 5(12 ratings)
40 students

Baro Python + 30 Projects (Python Programming)

Python Si Sahlan ku baro
Created byAbdihalim Adam
Last updated 9/2025
Somali

What you'll learn

  • Aasaaska Luqadda Python
  • Samaynta Projects faaiido leh
  • Casharo u badan practical
  • Samaynta Projects faaiido leh marka Course ka aad dhammayso

Course content

17 sections • 103 lectures • 12h 47m total length
  • Hordhac3:34
  • Installation and Downloading4:14
  • Variables5:55

Requirements

  • Waxaad u baahantahay inaad kaliya adeegsan karto Computerka

Description

Python waa luuqad barnaamij (Programming Language) oo caan ah, si fududna loo isticmaalo. Waxaa markii ugu horreysay sameeyay Guido van Rossum sanadkii 1991. Waxaa loogu talagalay in ay noqoto:

  • Si fudud in la akhriyo oo la qoro (syntax-keeda waa cad yahay).

  • La isticmaali karo meel kasta: kombuyuutarro, serverro, xog (data), iyo xitaa AI

    Waxaa loo isticmaali karaa wax kasta:

    • Web development (Django, Flask)

    • Data science (Pandas, NumPy, Matplotlib)

    • Artificial Intelligence & Machine Learning (TensorFlow, PyTorch)

    • Automation (Scripts iyo bots)

    • Game development (Pygame)

      Open-source – Waa bilaash, qof kastaa wuu soo dejisan karaa, waxna ku dari karaa.

      Cross-platform – Waxaad ku isticmaali kartaa Windows, macOS, Linux, iyo xitaa Mobile (kood gaar ah)

      Community weyn – Dad badan oo dunida ku baahsan ayaa isticmaala, markaa caawimaad iyo tutorials keedu waa badan yihiin.

      Faa’iidooyinka Python:

      • Waxbarashadeeda waa sahlan tahay (ku habboon bilowga).

      • Library-yo badan ayaa diyaar ah oo kuu fududeynaya shaqooyinka adag.

      • Shaqooyin kala duwan – wax kasta waa lagu sameyn karaa.

Waa Course aad u qiimo badan oo ku baraya luqadda Python Programming waxaana la socda 30 Projects oo ku tusaya sida loo adeegsado qaybaha kala duwan ee luqadda. Wuxuu Courses ka kale kaga duwan yahay waa wad practical. Markaad dhammayso waxaad awood u leedahay inaad samayso Projects badan oo aasaasiya kuwaas oo ku tusaya wadada loo dhiso projects ka wa waayn.

Who this course is for:

  • Beginner to Advanced