Udemy
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
    •  
Turn what you know into an opportunity and reach millions around the world.
Learn More
Your cart is empty.
Keep shopping
Baro PHP Laravel oo kudhis barnaamuj waxbarasho LMS - somali
2 students

Baro PHP Laravel oo kudhis barnaamuj waxbarasho LMS - somali

Baro PHP Laravel adoo ku dhisaya barnaamuj waxbarasho ama Learning Management System(LMS) - Somali
Last updated 4/2024
Somali

What you'll learn

  • Waxaad baraneysaaa aasaasiga Laravel
  • Waxaan barandoontaa ORM iyo Relationshipka
  • Waxaad barandoontaa sida loo dhiso frontend page
  • waxaad baran doontaa sida loo dhiso backend wax laga soo geliyo bogga
  • Ugu danbeyn waxaad dhisi doontaa webside waxbarasho oo dhamaystiran

Course content

16 sections • 61 lectures • 10h 18m total length
  • What is Laravel?11:41
  • Project demo4:38
  • Before getting started3:18

Requirements

  • Waxaa lagaaga baahan yahay inaad taqaanid aasaasiga PHP iyo MySQL

Description

Laravel waa PHP Framework lagu dhisayo barnaamijyada adigoo adeegsana habka Model View Controller(MVC) oo ah qaab dhismeed ku salaysan kala saarida qaybaha isku xidhka xogta iyo soo bandhigidda xogta.

Hadii aad hore u taqaanay PHP, Laravel waxay kaa caawineysaa inaad dhistid barnaamijyo waawayn waqti kooban, kuwaas oo raacaya hanaan la isla yaqaano islamarkaana laisku halayn karo amaankooda.

Maxaa lagaaga baahan yahay Laravel kahor.

  • In aad taqaanid PHP guud ahaan.

  • Inaad xoogaa taqaanid SQL query language.

  • Inaad Object Oriented PHP wax ka taqaanid, hadii aadan aqoon muuqaalkan kaga bogo kooras kooban Object Oriented Programming(OOP) in PHP - Somali

Kooras-ka markaad dhamaysid waxaad awood u yeelan:-

  • Inaad guud ahaan fahantid Laravel iyo sida barnaamij loogu dhiso

  • Inaad baratid hababka ugu wanaagsan ee la laaco marka barnaamij la dhisayo.

Kooras-ka waxaa idin bari doona anoo ah Abdifatah Abdilahi, waxaan Web Development ku dhex jiray mudo ka badan 10 sano gaar ahaan Laravel oo aan ku shaqeynayey 6 sano ee ugu danbeysay ku shaqeynayey isla markaana ku dhisay boggan haysta in kabadan 100 kun oo isticmaaleyaal ah. Xiligii aan bilaabey programming-ka, ma jirin aqoon badan oo lagu diyaariyey Af-soomaali sidaas darteed Waxaan jeclaystay inaan idinla wadaago xirfadeyda , isla markaana aan aqoonta idinku soo gudbiyo af-ka hooyo (Somali).

Who this course is for:

  • Beginer PHP developers